Fahad Yaasiin oo lagu khasbay in uu iscasilo

Beesha caalamku waxay cadaadis ku saartay Villa Somaliya in Fahad Yaasiin uu baneeyo Agaasimaha Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka ee NISA.

Beesha caalamku waxay Farmaajo kula dooday in aysan ahayn wax caadiya Agaasimaha NISA in uu hadana ahaado hogaamiyaha olalahaaga doorashada.

Sida xoguhu sheegayaan Fahad wuu banaynayaa Kursiga NISA maalmaha soo socda.

Villa Somaliya waxay isku wadaa dhawr qorshe oo kala ah…

1.In ku xigeenka loo sii daayo hogaaminta Hay’ada si dadbana Fahad umaamulo.

2.In Bashiir Goobe loo sii magacaabo Taliska Booliska.

3.In Asad Diyaano loo dhiibo Hay’ada NISA.

Maalmaha soo socda ayay wax walba kala cadaan doonaan.

Jibril Qoobey.