FIFA oo aqoonsatay garoonka Kubada Cagta ee Muqdisho

Ururka Fifa oo Ah Kan Ciyaaraha ee ugu Weyn aduunka,ayaa Garoonka Muqdisho u aqoonsaday Garoon caalami ah.

Aqoonsigan,ayaa ka dhigan in Garoonka lagu Marti gelin Karo Ciyaaraha Caalamiga ah.