Gudiga Soo dhaweynta Deni oo la dhaliilay

Xaqiiqdii laguma raaci karo Dowlada in Gudi heerkaas gaarsiisan loo magacaabo soo dhaweyn.

Waa ka badbadis iyo isu bahdilid shaqsiyadeed oo keeni doonta in Madaxweynuhu si kale isku arko.

Arimaha laga dhaxli doono,waxaa ka mid ah..

1.In la waayo qof beri sixi kara

2.In uqaato Dadka in uu leeyahay.

3.Kibir iyo isla weyni kusii siyaada.

Sidoo kale waxay dad badan iswaydiiyeen sababta Labadan Wasiir ee hal Beel kasoo wada jeeda soo dhaweynta loogu xushay???

Ma shaqo kale oo ay hayaan baan jirin??

Qosolka iyo soo dhaweynta miyay ku fiican yihiin?

Ma Madaxweynahaa si gaar ah u codsaday?

Maxaa taariikh qormaysa???

Cajiib.

Dowlada shaqooyin fara badan,ayaa horyaala oo ubaahan in Gudiyo loo saaro!!

Jibril Qoobey.