Xilka qaadista Talyihii Ciidanka Danab iyo walaaca Maraykanka

Taliyihii Ciidanka Danab,ayaa xilki laga qaaday waxaana lagu badalay kuxigeenkiisii Axmed Beeryare.

Axmed Beeryare waxaa cod saday in loo magacaabo hogaaminta Danab Dowlada Maraykanka.

Maraykanku wuxuu ka hor yimid Villa Somaliya in ay boos kaas gayso shaqsi qaraabo ama xigto la’ah.

Axmed Beeryare waa sargaal Maraykanka ka yimid taba barna kusoo qaatay.

Talyaha laga qaaday xilka oo lagu magacaabo Ismaaciil Cabdimaalik waxay isku qoys ahaayeen RW Khayre oo waa beesha Murursade.

Talyaha cusub ee loo dhiibay Danab waxay isku jifi yihiin RW Rooble waana beesha Habar gidir Cayr.

Villa Somaliya waxay caalamka ku jah wareerisay Ciidan Beeleed aan rabin dalka in laga xoreeyo alshabaab,waxaana jira niyad jab iyo kalsooni daro ay ka qabaan Maraykanku.

Jibril Qoobey.