Video:-Maxaa kasoo baxay Shirka Golaha Wasiirada Puntland?

Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland oo shir-guddoomiyey Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash.

Todobaadkan waxaa shirka Golaha Wasiirada lagu ansixiyey xeerka illaalinta Af-Soomaaliga oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta.

kulanka Golaha ayaa sidoo kale looga hadlay Amniga, dhismaha goleyaasha deegaanka, siyaasadda sanduuqa horumarinta dhallinyarada iyo xaaladda Covid19 ee Puntland.

Halkan ka daawo muuqaalka