Xogta kulankii Imaaraadka Ee Deni,Omar,C.C.Warsame,Cosoble iyo 2-Shariif

Shirkii Dubia ee Deni, Cabdiraxmaan Cabdishakuur,Cumar Cabdirashid, 2-Shariif iyo Cosoble.

Nimankii Imaaraatiyiintu waxay dheheen lacag intaad doontaan ayaan idin siinaynaa balse 3-dan Qodob……..

1.in tiinaan qof ka mid ah Murashax nooma ahan.

2.Siyaasi Islaax, ama Damjadiid, ama Ictisaam soo maray ma rabno.

3.Nin Siyaasadda ku Cusub, oo ku dhiirada inuu Yuhuudda Xiriir la samaysto, Siyaasadda Soomaaliya ka fogeeya Diinta ayaan rabnaa inaad nala doontaan.

Kadib Raggii way is khilaafeen, CCW iyo Siciid Deni meeshii ayay isku aflagaadeeyeen.

Cabdiraxman Cabdishakuur,ayaa ku dooday Deni in uu yahay nacas isla wayn oon xog hayn, doorashada hadda dhici doontana u salaxay Farmaajo.

Deni taas,ayuu ka fal celiyay, shirkuna wuxuu ku dhamaaday iyagoon keenin qofkii Imaaraatku ka rabay.

Shalay ayay soo gaareen Nairobi.

Jibril Qoobey.