Maxaa ka taqaan marinka Caalamiga ah ee Raas-caseyr ee dhaca Puntland ?

Sawirkaan waa munaaradii maraakiibta laga hagi jiray ee š‘ššššš¬ š†ššš«ššššŸš®š® ama š‘ššššš¬ š‚ššš¬ššš²š« oo ah cirifka bari ee geeska afrika ahna gobolka Gardafuu ee Puntland.

Magaca Guardafui wuxuu ka kooban yahay labo eray ee talyaani ah oo kala ah “š š®ššš«ššš & šŸš®š¢” oo la micno ah š€š‘š€š† šØšØ š‚š€š‘š€š‘ maadaama marinkaas ay maraakiib badan ku dageen waliba xiliga ay dhacayaa šššš›ššš²š„ššš”šš šŒš€š€šš’šŽšŽššŠš€ la yiraahdo oo arragu yaraado xiligaas.

Raas casayr waa marin badeed istaratiiji oo dunida caan ka ah waana halka ay ku kala qaybsamaan labada badood ee kala ah š›šššššš š”š¢š§šš¢š²šš š¢š²šØ š›šššššš š šššœššš§š¤šš šœšššš¦šžšžš waxaana isticmaalaan maraakiinta ukala gooshaya qaaradaha sida Africa, Asia & Australia

Qorshaha dhismaha munaaradda Raas casayr wuxuu soo bilowday šŸšŸ–šŸ—šŸ— lkn waxaa si rasmi ah loo dhisay sanadkii šŸšŸ—šŸšŸ’-tii waxaana waagaas loogu magac daray “š…š«ššš§šœšžš¬šœšØ š‚š«š¢š¬š©š¢” oo ahaan jiray RW-hii Talyaaniga.

Xigasho:-Abdullahi B Bihi