Guddoomiye Cabdicaziiz “Puntland iyo Koonfur Galbeed waxaa ka dhexeeya xariir weyn” (VIDEO)

Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Hon. Abdiaziz Abdullahi Osman oo ka qeyb-galay Furitaanka Kalfadhiga 2aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Koonfur-Galbeed, ayaa sheekeeyay xiriirka ka dhexeeya Puntland iyo Koonfur Galbeed, isagoona baaq u diray Madaxda iyo Shacabka Koonfur Galbeed.