Lafta-gareen oo furay Kalafadhiga 2-aad ee Baarlamaanka K/Galbeed (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-Gareen ayaa maanta furay Kal-Fadhiga labaad ee Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed isagoo khudbadiisa furitaanka kaga hadlay dhinacyo kala duwan iyo Waxyaabaha uqabsoomay mudada Sanadka iyo Bilooyinka ah.