VIDEO: Magaalada Badhan oo yeelanaysa Waddo Laami ah

Guddoomiyaha degmada Badhan Axmed Maxamed Timir ayaa Badhan ka daah-furay jid laami ah oo ay hirgelinayaan maamulka degmadaas iyo Hay’adda Care.