VIDEO: Puntland iyo Somaliland oo ku loolamaya ganacsiga Itoobiya.

Maamulka Somaliland waxay dardargalinaysaa xiriirkeeda Dowlad Deegaanka Somalida tan iyo intii Puntland ay bilowday dhismaha Dekedda Garacad iyo Kastanka Tuurdibi.

Dhismaha Wadadan waxuu qayb ka yahay tartanka ganacsi ee Geeska Afrika, gaar ahaan loolanka Puntland iyo Somaliland ee suuqa ganacsiga Itoobiya.

Dowlad Deegaanka Somalida waxuu leeyahay macaamiil xoog leh oo ganacsi, kuwaas oo laysku haysto kasbashadooda.

Puntland Dekeda Garacad iyo Kastanka Tuurdibi hadadkooda loo yagleelayo waxaa ka mid ah kasbashada ganacsstada Somalida Itoobiya.

Daawo Muuqaalkii u dambeeyay ee dhismaha Dekedda Garacad.