Goormee dhacaysa doorashada Maamulka Rugta ganacsiga Puntland ? (VIDEO)

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Puntland Cabdilaahi Cabdi Xirsi, ayaa sheegay in 14 bisha November 2020 la qabanayo doorashada Maamulka Rugta Ganacsiga Puntland, kuwaas oo dhawaan uu Wasiirku kala diray.