Madaxtooyada Puntland oo loo qoday Ceel cusub (Sawirro)

Wakaaladda Horumarinta Biyiha Puntland ayaa qalabaysay ceelka cusub ee Madaxtooyaada Puntland kaas oo ay wakaaladdu u dhamaystirtay agabkii u ku shaqaynlaha ceelku.

Ceelkan oo bilihii u dambeeyay qodistiisu ay socotay ayaa la saari doonaa Filter, biyaha maceeya si loogu adeegsado Beeraha Madaxtooyadda Dowladda Puntland.