VIDEO: Maamulka Degmada Xarfo oo ka hadlay xaalada degmada

Guddoomiyaha Degmada Xarfo ee Gobalka Mudug Cabdulqaadir Cumar Jaylaani, oo Shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay xaalada Amni ee Degmada, Hormarada socda iyo dadaalada Dowladda Hoose ay ugu jirto hirgalinta Hanaanka qaadista canshuuraha si Bulshada wax loogu qabto.