VIDEO: Mushruuca ka hor-taga COVID-19 oo laga daah-furtay Bender-beyla

Degmada Bender-bayla iyo deegaannada hoosyimaada ayaa laga daah-furay mashruuca la tacaalidda cudurka coronavirus, kaas oo ay iska kaashanayaan wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Puntland iyo maamullada degmooyinka.