Maxaa looga hadlayaa Madasha 15-aad ee PDRC Talks ? (VIDEO)

Guddiga la-talinta iyo maamulka xarunta PDRC ayaa maanta ku soo dhoweeyay xafiiska khubarada ku casuman madasha 15-aad ee Wadahadalka PDRC, kuwaas oo kala ah Dr. Maxamed Daahir, Axmed Faarax Ali (Idaajaa) iyo Abwaan Yuusuf Shaacir.

Madasha 15-aad ee PDRC Talks ayaa mowduuca bishaanna noqon doono ‘Haddimadii Burburka iyo Hayaanka Hiilka Afka Hooyo’.