Puntland oo dhaqaalaheeda kala baxaysa Salaam Bank (Warbixin)

Dowlada Puntland oo ka mid noqonaysa macaamiisha ka guuraya Salaama Bank.

Guud ahaan Shaqaalaha Dowlada waxuu mushahaarku ugu dhacaa Salaama Bank,balse waxay ubadan tahay in laga guuro.

Todobaadkii lasoo dhaafay Dad fara badan oo lacag utaalay Bangiga Salaama,ayaa kala baxay.

Sababta ugu weyn ee lacagta loogala baxayo Salaama Bank waxay tahay dabagal ku socda oo keeni kara in xayiraad lagu soo rogo.

Dadku waxay ka cabsi qabaan sidii Barakaat in halmar la xiro oo Xoolahoodu ku xayirmaan,maadaama uu leeyahay Bangiga Mulkiilihii Bangigii hore ee Barakaat.

Jibril Qoobey.