VIDEO: Wasiirka Tamarta Puntland oo baaq u diray Shirkadaha Biyaha

Wasiirka Wasaaradda Tamart iyo Macdanta Dowladda Puntland Axmed Maxamed Yuusuf (Taaraan), ayaa Garoowe tababar uga furay injinneerro ka howl-gala qaar kamid ah Hay’adaha dowladda Puntland, isagoona sidoo kale baaq u diray Shirkadaha Biyaha Deegaanada Puntland.