VIDEO: Maxkamadaha Puntland oo loo dhisayo xarumo casri ah

Guddoomiyaha Maxkamadda darajada 1-aad ee Gobalka Bari Abukaate Abuukar Cabdinuur Aw-jaamac, ayaa booqday goob loo diyaariyay xarun loo dhisayo Maxkamadaha Gobalka Bari.