Wadada isku xirta Gaalkacyo – Bursaalax oo Laami la saarayo (VIDEO)

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur-yare oo wehlinayaan Masuuliyiin kale oo katirsan Dowladda Puntland ayaa dhigax dhigay wado laami ah oo isku xiraysa Dagmooyinka Gaalkacyo iyo Bursaalax.