Guddiga doorashooyinka Qaranka ee heer Puntland oo lagu dhawaaqayo

Gudiga doorashada heer Puntland waxaa dhici karta in caawa lasii daayo.Weli ma cada 8-xubnood Dadka ay kala yihiin marka laga soo tago beelaha ay kasoo jeedaan oo la og yahay.

  1. Xubin Leelkase ah.

2. Xubin Awartable ah

3. Xubin Dhulbahante ah

4. Xubin Warsangeli ah.

5. Afar Xubnood oo Majeerteen ah.

Gudoomiyaha Gudiga Doorashada,waxaa soo raadsaday Maxamuud Shido,balse Deni waa ka diiday codsigiisa,sida ay ii xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah.

Sidoo kale Maxamuud Shido waxaa usocon waayay Xubinta Dhulbahante Qof uu uwatay.

Madaxweyne Deni waxuu ku adkaystay in uu cidna ku haleeyo Gudiga Doorashada,isla markaana Qof uusan kalsooni badan ku qabin soo galo Gudiga.

Jibril Qoobey.