Saraakiil kamid ah Ciidanka Puntland oo loo qaaday qaaday Canada

Col.Cismaan Xasan Cuuke Talyaha ilaalada Canshuuraha Puntland iyo wafti saraakiil ah,ayaa gaaray Canada.

Col.Cismaan iyo laba Sarkaal oo kale ,ayaa tababar 6-bilood soconaya ku qaadan doona dalkaas.

Sida qorshuhu yahay sanadka danbe 2021 bartankiisa ayay dib ugu soo laaban doonaan Puntland.

Todobaadkii hore ayay Saraakiishan ukicitimeen Dalkaas.

Jibril Qoobey.