VIDEO: Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirada cusub ee XFS

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey xukuumadda Raysal wasaare Rooble.

Waxaa u codeeyey oggol 188 Xildhibaan, cidna ma diidin, cidna kama aamusin.