Akhriso: Xilalka Farmaajo u magacaabay Beeshiisa bilo gudahood

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa bilaabay inuu beeshiisa xilal badan ugu magaacabo Dowladda, xilli uu gaba-gabo marayo muddo xileedkiisu.

Madaxweyne Farmaajo ayaa bilihii lasoo dhaafay illaa 5 xilal oo muhiim ah u magacaabay Beeshiisa, kuwaas oo kala ah;

1. Wasiru-dowlaha Arimaha Dibadda XFS Balal Mahamed Cusman, (Mareexaan – Reer Diini).

2. Taliyaha Ciidanka Dhulk Maxamed Tahlil Biixi, (Mareexaan – Reer Diini).

3. Agasimaha Hay’adda Tayo dhowrka Qaranka Dr. Aadan Xasan Bare Adan Cade, (Mareexaan – Reer Diini).

4. Agasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka XFS Max’ed xashi cabdi Carabey, (Mareexaan – Reer Diini).

5. Xoghayaha Joogtada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Cabdirisaq Xusen Adan Caato, (Mareexaan – Reer Diini).