Dayactir lagu sameeyay dugsiga tababar Ciidammada ee Abqaale (VIDEO)

Dowladda Puntland ayaa dib-u-dayactir balaaran ku sameysay Dugsiga tababarada Ciidammada Daraawiish-ta ‘Abqaale’ ee duleedka Degmada Xarfo ee Gobalka Mudug.