Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii hore ee XFS oo isku dhiibay Somaliland (Akhriso)

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii hore ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Cumar Carte qaalib, ayaa ka degey magaalada Hargeysa, kaddib markii uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi u fidiyay Cafis, maadama sida uu sheegtay uu ka laabtay Mabdi’iisii Midnimada ee Soomaali-weyn.