VIDEO: Banaan-bax ka dhacay Magaalada Boosaaso

Banaan-bax looga soo hor-jeedo kufsi iyo dil loogu geystay magaalada Boosaaso gabar yar oo 14 sanno jir ah ayaa ka dhacay magaaladaas.