VIDEO: Puntland oo Ciidammo cusub tababar u soo xiraysa

Ciidamo ka tirsan Ilaaladda gaarka ah ee Madaxtooyadda Puntland oo tababar uga socdo dugsigga Xorgoble ee Qardho ayaa soo bandhigay Qaar kamid ah Daruustii ay qaateen.