Waare oo magacaabay xubnaha Hirshabelle ku matalaya Guddiyada Doorashada heer Federaal

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Xubnihii Hirshabelle Ku matali lahaa Doorashada iyo xalinta khilaafaadka heer Federaal.