Masuuliyiin katirsan Puntland oo qorshe ka dhan ah Dowladooda u aaday Nairobi

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland Xoosh oo ay galbinayaan Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland iyo Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Puntland Nayrobi waxaa ku sugaya Muuse Dhagey oo ah ganacsade Abti laxmiya u ah Fahad Yaasiin soona korsaday.

Muuse waa wakiilka Fahad ee olalaha Xildhibaanada Fadaraalka qaybta Puntland,waana Ninka ay hoos tagaan Siciid Ciid iyo Jamaal.

Xoosh waxuu ku qarinayaa la kulanka Muuse Dhagey sheeko ah waxaan garab ka raadsanayaa ganacsatada East Africa oo ilaa Zsmbia,ayaan gaarayaa.

Dhaashane 2-beri oo fasax ah,ayuu ka qaatay Abwaan Jibriil si uu qayb uga noqdo qorshaha Fahad ee Muuse Dhagey wakiilka ka yahay.

Dhabancad waxuu baritaarayaa Xoosh isagoo ka cararaya in aan Qof ka miisaan culus oo beesha ah uusan kursigaas ugu soo bixin.

Waxaa isaguna olalaha qayb ka ah Cabdi Siciid La taliyaha Farmaajo ee dhanka amniga.

Puntland uliici mayso danayste!!!

Jibril Qoobey.