Wasiirka Maaliyadda Puntland oo ku sugan Imaaraadka Carabta

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Xasan Shire Cabdi, ayaa ku sugan Magaalada Abu Dhabi ee Dalka Imaaraadka carabta, isagoona u sii socdaali doona Dalka Sweden.

Ujeedada Socdaalka Wasiir Abgaal ee dalalka Imaaraadka carabta iyo Sweden arrimo gaar ah, sida ay inoo xaqiijiyeen ilo ku dhow Wasiirka.

Xasan Shire ayaa u tagaya Dalka Sweden waqti lasoo qaadashada qoyskiisa, oo halkaas degan.