VIDEO: Dood ku saabsan Qoondadda Haweenka oo Garoowe lagu qabtay

Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowladda Puntland ayaa magaaladda Garowe ku qabatay dood wadaag looga hadlayey Hergelinta Qoondadda Haweenka Puntland ee Dhinac kasta.