VIDEO: Puntland oo qaadista canshuuraha ka bilowday Xarfo

Xoghayaha Dowladda Hoose ee degmada Xarfo ayaa Kormeer indho-indheen ah ku sameeyay Howlaha Dardargalinta Canshuuraha Degmadda Xarfo ee Gobalka Mudug.