Banaan-bax la dhan ah Madaxweynaha Faransiiska oo ka dhacay Jariiban (Sawirro)

Banaanbax looga soo horjeedo madaxwaynaha dalka farasiiska ayaa maanta ka dhacay degemada Jariiban.

Shacabka degmada jariiban ayaa banaan bacaan shucuurtooda ku muujiyey siday uga soo horjeedaan wax ka sheega Nabi Muxamed NNKH,

Dadkii goobta isugu yimid ayaa gubay calanka dalka france kadib markii madaxwaynaha dalkaasi aflagaadeeyey Nabi Muxamed.