Ciidanka Somaliland oo Laas-caanood ku xiray Abuukar Cawaale

Ciidammada Booliska Somaliland ayaa sii daayey Abuukar Cawaale Qaad-diid, kaddib markii xalay lagu xiray magaalada Laascaanood ee xarunta Gobalka Sool.

Ninkan oo u O’loleeya joojinta qaadka ayaa loo soo masaafuriyey Garoowe, oo hore uu uga tagay.