Madaxweyne Farmaajo iyo dagaalka uu la galay Beesha Majeerteen (Akhriso)

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, oo muddo ku dhow Afar sanno kursiga ku fadhiyay ayaa dagaal Siyaasadeed ku qaaday Dowladda Puntland, isagoona si gaar ah u bartilmaameedsaday Beesha Majeerteen, oo kamid ah Beesha udub dhaxaadka u ah jiritaanka Puntland.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka ilaaliyay Beesha Majeerteen kuraasta Dowladda, sida Agaasimayaasha Guud, Xoghayayaasha Joogtada ah, iyo Safiirada Dibedda.

Halkaan Hoose ka Akhriso qabiilada iyo Magacyada Jagooyinka Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha DFS iyo Xog-hayayaasha joogtada ah.