Maxay Somaliland ku bedelanaysa Saldhigyada Milateri ee ay siinayso Masar ?

Kal hore waxaa yimid Hargaysa Wasiir ku-xigeenka Arimaha Dibada ee Masar, iyadoona ay xigtay socdaalka uu Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibedda uu ku tagay Magaalada Qaahira ee Caasimadda Masar.

Haatana waxaa ku sugan Somaliland meelo ka mid ah madax sare oo sirdoonka Masar ah.

Ujeedka Masar waa in ay Somaliland u adeegsato khalkhalgalinta Itoobiya.

Somaliland waxay ku badalanaysaa xiriirka Masar ka caawinta helida Ictiraaf.

Itoobiya oo la socota dhaqdhaqaaqaas waxay durba bilowday qorshe ka dhan ah Somaliland,iyadoo hawlgalisay Suldaan Subeer iyo Jamhadiisii.

Sidoo kalena Puntland u gacan haatisay.

Muuse Biixi waxuu ciyaarayaa ciyaar khatarteeda leh.

Jibril Qoobey.