Abiy Ahmed oo ka degay Magaalada Godey ee DDS (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Ethiopia Dr, Abiye Axmad ayaa si wayn loogu soo dhawaeeyay magaalada Godey ee xarunta gobolka Shabeele.

Madaxwaynaha DDS, Mustafe Muxumad Cumar, golaha wasiirada, Cuqaal iyo waxgarad kale ayaa raysalwasaaraha iyo wafdigiisa ku soo dhaweeyay gagida diyaaradaha Godey, Ra’iisul Wasaare Abiy ayaa lagu wada in uu booqasho maalin qaadata ku maro qaybo ka mid ah Deegaanka Soomaslida.