Muuse Biixi “Ma diidanin Soomaalinimo, laakiin waxaan kasoo hor-jeednaa..” (VIDEO)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in aysan diidaneen Soomaalinimo, balse ay kasoo horjeedaan Jujuubka Siyaasadeed ee lagu sameynayo.

Muuse Biixi ayaa tilmaamay in iyada oo aan laga garaabin tacadiga loo geystay Somaliland loogu hanjabayo in labo Gobol ay yihiin lana qasbi karo.