VIDEO: Beero casri ah oo laga sameeyay duleedka Boosaaso

Shirkadda wadaniga ah ee mahuraan ayaa maalgashatay Beer ku taala duleedka Boosaaso oo ay ku beeranyihiin qaybaha kala duwan ee dalagyada.