VIDEO: Ciidammo kamid ahaa Somaliland oo kusoo biiray Puntland

Masuuliyiin katirsan Golayaasha Dowladda oo degmada boocame kusoo dhaweeyey Ciidan kamid ahaa somaliland oo kusoo biiray Puntland.