VIDEO: Wasiir Khadiijo oo xoog ku heysata gurigii Gen. Maxamed Abshir

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye, ayaa lagu eedeeyay inay xoog ku heysato guriga Taliyihii ugu horeeyey ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Maxamed Abshir Muuse, kaas oo ku yaalla Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.