Shirka Hab-nololeedka Bulshada Barakacyaasha oo Garoowe lagu soo xiray (Sawirro)

Agaasimaha Guud Wasaaradda Qorshanyta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo iskaashiga Caalamiga ah Mudane sharmaake xasan Cali ayaa Saaka soo xidhay Aqoon-Isweydaarsi laba Maalmood ka socday xarunta wasaaradda Qorshaynta.

Agaasimaha guud ee wasaradda Qorshaynta oo shirka xidhay ayaa tilmaamay in wasaaradaha iyo hay’adaha dawladda u qaabilsan arrimaha bulshada laga rabo in dhammaystirka warbixintaan fikir ku biiriyaan iyagoo qolo wabla ka eegayso dhanka ay ka qusayso hawsheedu.

Aqoon is waydaarisagaas oo ahaa Ansixinta Xog Ay Wasaaradda Qorshayntu ka soo uruurisay xeryaha Barakacaaysha Puntland iyadoo kaashanaysa Haayadda UNICEF. xogtan ayaana aheyd u Kuur-Gelka, wacyiga iyo Hab nololeedka Bulshada Barakacyaasha.

Aqoon isweydaarsigan aya u jeedadisu Ahyd Ansixinta Warbixinta u Kuur-Gelka, wacyiga iyo Hab nololeedka Bulshada Barakacyaasha Puntland.