Akhriso: Jadwalka doorashada Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle oo la soo saaray

Jadwalka Doorashada Guddoonka Barlamaanka Hirshabeelle ayaa lasoo saaray waxa ayna Dhaceysa Doorashada Gudoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle maalinta arbacada ee nagu soo aadan.