Maxaa ka jira inuu hakad ku yimid duulimaadyadii diyaaradda Ethiopian Airlines ? (VIDEO)

Wasiirka Wasaaradda Duulista hawada iyo garoomada Dawladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa shir Jaraa’id oo uuku qabtay Xafiiskiisa Garoowe, waxa uu kaga warbixiyay Duulimaadyada Caalamiga ah ee Shirkadda Ethopian Airline.