VIDEO: Gen. Xijaar oo booqday Taliska Qeybta Booliska Gobalka Mudug

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa kormeer ku sameeyay Saldhiga Degmada Gaalkacyo iyo Taliska qeybta Booliska Gobalka Mudug.