VIDEO: Puntland oo deeq gaarsiisay 254 qoys oo Yamaniin ah

254 Qosy oo kamid ah Qaxootida Yamaniinta ee ku nool Magaaladda Qardho ayaa Gudiga Gurmadka Qardho u qeybiyeen Rashiinka Noocyadiisa kala duwan.