VIDEO: Warbixinta Guddiga Arimaha Gudaha, iyo Dawladaha Hoose ee Golaha Wakiilladda Puntland

Guddiga Arimaha Gudaha, Dawladaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga ee Golaha Wakiilladda Dowladda Puntland ayaa Warbixin la xariirta Shaqooyinka u qabsoomay mudadii ay xirnaayeen fadhiyada Baarlamaanka la wadaagay Xildhibaanada Golaha Wakiillada Puntland.