VIDEO: Warbixinta Guddiga Dhaqaalaha & Xisaabaadka ee Golaha Wakiilladda Puntland

Guddiga Dhaqaalaha & Xisaabaadka ee Golaha Wakiilladda Dowladda Puntland ayaa maanta la wadaagay Xildhibaanada Golaha Wakiillada Warbixin ku aadan shaqooyinkii u qabsoomay mudadii ay xirnaayeen fadhiyadii Baarlamaanka.