VIDEO: Warbixinta Guddiga Siyaasadda iyo Qorsheynta ee Golaha Wakiilladda Puntland

Guddiga Siyaasadda, Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Golaha Wakiilladda Dowladda Puntland ayaa Warbixin la xariirta shaqooyinkii u qabsoomay mudadii ay xirnaayeen fadhiyada Baarlamaanku la wadaagay Golaha Wakiillada Puntland.